Xuska 10-sano Guurada Dib-u-nooleynta Xiriirka Somalia iyo Turkiga oo la qabtay (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeybgalay xuska 10-sano Guurada Dib-u-nooleynta Xiriirka Diblomaasiyadeed iyo Saaxibtinimo Waarta ee Soomaaliya iyo Turkiya, taasi oo ku beegan 18-08-2011 Markii uu dalka Soomaaliya Yimid Ra’iisul Wasaarihii Dalka Turkiya hadana ah Madaxweynaha dalkaasi Recep Tayyip Erdogan.   Munaasabadaan oo ay kasoo qeybgaleen Madax kala gedisan oo … Continue reading Xuska 10-sano Guurada Dib-u-nooleynta Xiriirka Somalia iyo Turkiga oo la qabtay (Sawirro)